Talaado 30 Dec 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa la safatay Sucuudi Careebiy. kana soo horjeesatay Imaaradka.
iyada oo xaqiijisey midnimada iyo wadajirka Yemen, tan oo looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa Imaaraadku taageero ee koonfurta Yemen.
Warkan oo lagu daabacay Wakaaladada Wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa muujinaayo in markii ugu horeysay Dowladda Soomaaliya ay ka soo horjeesatay Imaaradka Carabta.







