Dowladda Soomaaliya oo si adag uga soo horjeesatay hadalkii kasoo yeeray Urur goboleedka IGAD

0
237

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD, iyadoo u aragta mid u xaglinaya dowladda Ethiopia.

War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri” Waxaan ugu baaqaynaa Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo hadalkaas, uuna ka qaado talaabada ku habboon.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here