spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Soomaaliya oo Si rasmi ah ugu dhawaaqday Tirada dadka ay Abaartu...

Dowladda Soomaaliya oo Si rasmi ah ugu dhawaaqday Tirada dadka ay Abaartu saamaysay.

0
60

Khamiis 5 Feb 2026 {HMC} Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa sheegay in Abaartu waxa ay saamaysay ku dhowaad 4.8 milyan oo qof”

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen baaq Qaran oo ku socda bulshada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka.

Kulanka oo uu shir Guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan, waxa ayna goluhu Alle uga baryeen shacabka tabaalaysan in uu ka dulqaado dhibaatada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here