spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladdaha Jabuuti, Masar iyo Turkiga oo ka soo Horjeestay.

Dowladdaha Jabuuti, Masar iyo Turkiga oo ka soo Horjeestay.

0
23

jimco 26 Dec , 2025 {HMC} Turkiga, Masar iyo Jabuuti ayaa noqday dalalkii u horreeyay ee ka soo horjeestay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Soomaaliland, iyagoo sheegay inay taageersanyihiin madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya , kaddib wadahadal ay telefoon kula yeesheen wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here