Faah Faahin Nin Xaaskiisa iyo Hooyadiis ku dilay Mudug

0
9

Khamiis 18, Dec 2025 {HMC} Degmada goldogob ee gobolka Mudug ayaa shalay sida wararku sheegayaan waxaa shalay ka dhacay dil fool xun kaasoo uu gaystay nin la sheegay inuu dilay xaaskiisa iyo hooyadiis.

Ciidanka booliska ee degmada ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen ninkii dilka gaystay.

Dilka markii uu dhacay ka dib ayaan la xiriirnay taliyaha saldhigga booliska ee degmada Xuseen Cali warsame, wuxuuna uga warramay weriyaha BBC Faarax Lamaane sidii ay wax u dheceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here