spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS FAAH FAAHIN Waxaa sii kordhaayo qasaaraha Dagaal Beeleed maanta ka dhacay Duleedka...

FAAH FAAHIN Waxaa sii kordhaayo qasaaraha Dagaal Beeleed maanta ka dhacay Duleedka Gaalkacyo.

0
57

Talaado 20-Jun 2026 {HMC} Khasaaraha ayaa kordhay dagaal Beeleed maanta ka dhacay deegaanka Roox ee Waqooyi magaalada Gaalkacyo ee Puntland, waxaana inta la xaqiijiyey ku geeriyootay afar qof, tiro kalena waa ku dhaawacmeen,

Dagaalkaan oo salka ku haya khilaaf dhul ayaa saaka bilaawday inkasta oo uu hakad galay barqadii, balse dib ayuu u qarxay galabta.

Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo ayaa ku baxay joojinta colaadda, hase yeeshee dagaalka ayaa dib u qarxay xilli ay ku jireen waan-waan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here