spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Falastiin oo heleyso Dowlad Madax-banaan oo caasimadeedu tahay Bariga Quddus.

Falastiin oo heleyso Dowlad Madax-banaan oo caasimadeedu tahay Bariga Quddus.

0
46

Jimco 12, Sep 2025 {HMC} Golaha Qaramada Midoobey ayaa meelmariyey qaraar ku saabsan hirgelinta laba dood oo Falastiin & Israa|l ah.

Arintan waxa ay ka dhigan tahay in Falastiin heleyso Dowlad Madax-banaan oo caasimadeedu tahay Bariga Quddus, qorshahan oo ay soojeediyeen Sucuudi-ga & Faransiiska waxa oggolaatay 142 dal oo ay ku jirto Soomaaliya.

10 waddan ayaa diiday oo ay ku jiraan; Dowladdaha Mareykanka, Hungary & Argentina.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here