Finland oo dhammeystirtay darbiga ay ka dhistay xadka ay la wadaagto Ruushka.

0
28

Talaado 25, Nov 2025 {HMC} Dowladda Finland ayaa dhammeystirtay darbiga ay ka dhistay xadka ay la wadaagto Ruushka, si looga hortaggo taangiyada iyo askarta Ruushka inay si fudud usoo galaan dhulka Finland , sida ay werisey warbaahinta Yle.

Isla markiiba waxaa ku dhawaqista in darbigan la dhammeystiray ka falceliyay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka, haweenayda Maria Zakharova oo tiri ; “ Waa inaysan sidoo kale iloobin musqulo ay ka dhistaan dhulka hoostiisa, haddiiba ay sidaa u cabsanayaan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here