Arbaco june,26 2024 (HMC) – Waxaa gaabis ka jiraa wax soo saarka cuntada iyo calafka Xoolaha ee Soomaaliya, Cali Cilmi Colaad oo ka tirsan shirkadda Horseed (Horseed Center Setvice Camp) oo ka shaqaysa wax soo saarka Cuntada iyo Calafka xoolaha ayaa ka warbixiyey wax soo saarkooda iyo culaysyada la soo gudboonaa.
Home ARIMAHA BULSHADA Dhageyso: Gaabiska ka jira wax soo saarka cuntada iyo Calafla Xoolaha Soomaaliya(Feed...



