Axad 15 Feb 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Sheegtay in ay duqeyn ku bur buriyeen gaarigii ay As u adeegsan jireen dhista miinooyinka.
qoraal iyo Sawir lagu baahiyay barta facebook ee wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ayeey ku sheegtay Dowldda Federaalka Soomaaliya.
Gaarigii ay Khawaarijtu u adeegsanayeen dhigista miinooyinka oo lagu burburiyey duqeyn qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka, deegaanka Daaru Salaam ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.







