Axad 23, Nov 2025 {HMC} Mase laga yaabaa in la tarxiilo Soomaali badan oo hadda aan sharci buuxa ku heysan Mareykanka?
Inta hadda haysata sharcigan KMG ah -๐๐๐ฆ๐ฉ๐จ๐ซ๐๐ซ๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ญ๐๐๐ญ๐๐ ๐๐ญ๐๐ญ๐ฎ๐ฌ- (๐๐๐) guud ahaan Mareykanka waa (๐,๐๐๐,๐๐๐) tiro ku dhow ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ง iyo ๐๐๐ oo kun.
Dadkaas waxa ay xaq u leeyihiin in aan la tarxiilinin shaqeysanna karaan.
Dalalka muwaadiniintooda loo oggol yahay in sharcigan KMG ah lasiiyo tiradoodu waa ๐๐ ๐๐๐ฅ. Sagaal waddan oo 17-kaas kamid ah sanadkan ๐๐๐๐-ka ayaa laga joojiyay oo meesha laga saaray (๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐).
Hadda waxaa 9-kaas dowladood kusoo biiraya ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Dalka Haiti oo kamid ahaa 9-ka dal ee horey looga joojiyay TPS waxaa fulinta goโaankaas dib u dhigay garsoore heer Federaal ah.
๐๐ข๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ ๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ฒ ๐ ๐จ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ค๐๐ง๐ค๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง:
Gobolka ๐๐ข๐ง๐ง๐๐ฌ๐จ๐ญ๐ waxa uu ku jiraa kaalinta ๐๐๐๐๐. Waxaa ku nool ๐,๐๐๐.
Tiradaas Soomaalidu waxa ay ka tahay ๐๐๐ oo keliya.
Soomaalida waa waddanka ugu tirada yar 17-ka dal ee muwaadiniintooda loo oggol yahay sharcigan KMG ah. Waxaa ka hooseeya laba dal oo keliya ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐ฎ๐๐๐ง: ๐๐๐ qof iyo ๐๐๐๐๐ง๐จ๐ง ๐๐๐ qof oo keliya.
Kaalinta 1aad waxaa ku jira ๐
๐ฅ๐จ๐ซ๐ข๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐๐๐,๐๐๐) ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐๐ง ๐ง๐ฎ๐ฌ ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ง.
Kaalinta 2aad waxaa ku jira ๐๐๐ฑ๐๐ฌ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐๐๐,๐๐๐) ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐๐ ๐๐๐๐ค๐ฎ๐ง.
Kaalinta 3aad waxaa ku jira ๐๐๐ฐ ๐๐จ๐ซ๐ค ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐๐,๐๐๐) ๐ข๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ ๐๐๐๐ค๐ฎ๐ง.
Kaalinta 4aad waxaa ku jira ๐๐๐ฅ๐ข๐๐จ๐ซ๐ง๐ข๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐๐,๐๐๐) ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐๐ง ๐๐๐ค๐ฎ๐ง.
Kaalinta 5aad waxaa ku jira ๐๐๐จ๐ซ๐ ๐ข๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐๐,๐๐๐) ๐๐๐ค๐ฎ๐ง.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muddo-xileedkiisi hore isku dayay in uu meesha ka saaro sharcigan, waxa uu isku daygiisii ugu horreeyay TPS-ka uga joojiyay waddamada ๐๐ฅ ๐๐๐ฅ๐ฏ๐๐๐จ๐ซ, ๐๐จ๐ง๐๐ฎ๐ซ๐๐ฌ, ๐๐๐ฉ๐๐ฅ, ๐๐ข๐๐๐ซ๐๐ ๐ฎ๐, ๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐๐๐ง.
Laakiin fulinta goโaankaasi ayaa wajahay caqabado dhinaca sharciga ah, markii dambena waxaaba ka takhallusay maamulkii ๐๐ข๐๐๐ง.
Goโaankan cusub ee Soomaaliya khuseeya ayaa laga yaabaa in ay maxkamado kahor yimaadaan ama ugu yaraan muddada dhaqan-galkiisa dib u dhigaan.
W/Q Jacfar Kukay



