Sabti 3, August 2024 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabeele Abdi Daahir Guuree Karoore aya Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane, Wuxuuna Xilka Gudoomiyaha Degmada Maxaas Umagacaaway Ciise Mohamud Cabdi.
Waxa uu Sidoo Kale Xilki Ka Qaada Maxamed Yuusuf Cumar Gudoomiye Ku Xigeenkii Amniga iyo Siyaasada Degmada Maxaas Wuxuuna Umagacaaway Daahir Xuseen Cilmi.




