Hadal ka soo Baxay Dawladda Ingiriiska oo Sababay in ay Kala Shakiyaan Israaiil iyo Mareykanka.

0
115

Khamiis 5 March 2026 {HMC} Bariga Dhexe: “ Diyaaradaha weerarray saldhiggeenna Qubrus, kama dhinaca wadanka iman Iran.

Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay diyaarado darones ah oo aan ka iman dalka Ira*n in lagu weerarray saldhigga diyaaradaha ee Washington ay ku leedahay Qubrus.

Arrintan ayaa dhalisay kala shaki iyo hadal xoogga, waxaana la tuhmayaa in gacan saddexaad oo qarsoon ay ku jirto dagaalka.

Horay Dawladda Iran ayaa iskaga fogeysay duqeymo lala eegtay dakado iyo ilo dhaqaale oo ku yaalla dalalka Khaliijka.
Yay noqon kartaa gacanta saddexaad ee ku jirta dagaalka?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here