spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Hay’adda NISA oo war kasoo saartay xarriga Sadax kamid ah shaqaalaha shirkadda...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay xarriga Sadax kamid ah shaqaalaha shirkadda Hormuud

0
171

Isniin jan-15 2024-{HMC} Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo raaceysa Sharciga Hay’adda iyo kan la dagaallanka Argagixisada ayaa soo xirtay qaar ka mid ah Howlwadeennada shirkadda Hormuud oo is hortaag ku sameeyay shaqada Hay’adda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here