Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo isku Diyaarinaayo Dagaal ayaa Soo bandhigay Hub Casri ah.

0
37

Sabti, 20,Sep 2025 {HMC} Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un ayaa booqday warshadaha milatari ee dalkaas sida laga arka muqaal ay baahisay warbaahita Dowladda.

xilli la arkay dhaqdhaqaaqyo is diyaarin milatari oo ka ballaaran waqti kasta oo hore oo ka socda Kuuriyada Waqooyi.

Si ka duwan dal kasta oo dunidda ah Kuuriyada Waqooyi ma leh taliye guud oo xukuma milatari, balse waxay dhammaan ciidanka hoostagaan Kim Jong Un, waxaana jira guddi hoose oo saraakiil ka kooban, kuwaasoo aan la ahayn fulinta amaro milatari, taa oo ah sababta dhacda kasta oo milatari loogu arko Kim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here