Iiraan oo sheegtay in ay aargoosi sameyn doonto.

0
7

Arbaco 18 March 2026 {HMC} Dowladda Iiraan oo sheegtay in ay aargoosi sameyn doonto ka dib markii la sheegay inay Isra’iil weerartay xarumaheeda gaaska.

Wasiirka Difaaca Israa’iil Yisrael Katz ayaa ku dhawaaqay in Israa’iil ay dishay wasiirkii sirdoonka Iran Ismail Khatibzadeh. Wali arrintan si toos ah ugama hadlin dowladda Iiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here