spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Imaaradka Carabta oo Ciidamadiisa Kala baxay Dalka Yemen,kadib Hanjabaadii Sacuudiga uga timid.

Imaaradka Carabta oo Ciidamadiisa Kala baxay Dalka Yemen,kadib Hanjabaadii Sacuudiga uga timid.

0
15

Talaado 30, Dec 2025 {HMC}  Dowlada Imaaradka Carabta ayaa ku dhawaaqday in ay soo afjartay howlgalkii ay Ciidamadeeda ka wadeen wadanka Yemen kadib qiimeyn ay sameeyeen.

Warkan waxaa shaaciyay wasiirka Difaaca ee Imaaraadka waxaana uu ku soo aadayaa xili golaha Hogaamiyayaasha Wadanka Yemen ee ay taageerto Sucuudiga ay ku dhawaaqeen in Imaaradku 24saac ay uga baxaan Wadanka Yemen waxaana jirtay duqeymo loo geystay markab uu imaaradku lahaa iyo Shixnad Milatari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here