In ka badan 30 dal oo ka qayb galay shir lagaga hadlayo sharciga Milateriga

0
62

Arbaco 28, August 2024 {HMC} – In ka badan 30 dal oo Afrikaan ah ayaa ka qeybgelaya shir looga hadlayo sharciga militariga, kaas oo Salaasadan maanta ah ka furmaya magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia.

Ka qeyb galayaasha shirkan ayaa ka doodi doona doorka la taliyayaasha sharciga ee ee ciidamada la geeyo meelaha ay colaadu ka jiraan ee Africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here