spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Iran oo Dagaal yahano u direyso Mareykanka. iyo Israaiil Oo shaaca ka...

Iran oo Dagaal yahano u direyso Mareykanka. iyo Israaiil Oo shaaca ka qaaday in ay ..

0
44

Arbaco 31 Dec 2025 {HMC}  Netanyahu, ayaa markii ugu horreysay si toos ah ugu eedeeyay Iiraan inay dagaalyahanno u dirayso gudaha Mareykanka, oo ay ku jiraan xubno ka tirsan Xisbullah iyo Xamaas. Wuxuu sidoo kale ku eedeeyay Iiraan inay taageerayso xukuumadda Venezuela ee Nicolas Maduro, si ay u helaan dagaalyahanno u diyaarsan inay la dagaallamaan haddii Mareykanku qaado duullaan militari.

Netanyahu wuxuu sheegay in Iiraan aysan hadda khatar ku ahayn oo keliya Israa’iil, balse ay halisteedu gaartay gudaha Mareykanka.

Hadalladan Netanyahu waxay u muuqdaan kuwo qayb ka ah isku day uu ku doonayo inuu ku qanciyo Donald Trump weerar kale oo lagu qaado Iiraan, arrin uu Trump maalmo ka hor sheegay inay suurtagal tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here