Iran oo dib u bilowday hubeynta kooxaha ay taageerto ee gobolka.

0
30

Axad 21 Dec 2025 {HMC} Sarkaal ka tirsan Dowladda Mareykan ayaa u sheegay warbaahinta in Dowladda iraan ay dib u bilaawday taageerida kooxaha ka dagaalamo Ciraaq.

Al-Hadath, inay Iiraan dib u bilowday hubeynta kooxaha ay taageerto ee gobolka , iyadoo adeegsanaysa hab tahriibin ah oo ka socota gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq iyo waqooyi-bari ee Suuriya oo ay gacanta ku hayaan ciidanka Kurdida ee SDF.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here