Sabti 22, Nov 2025 {HMC} Israa’iil ayaa muddo dheer adeegsanaysay kumannaan qaxootiga u dhashay Dalka Afgaanistaan oo ku nool gudaha Dalka Iiraan si ay xog uga aruuriyaan goobaha muhiimka ah ee Dalkaas.
Sababta ay u israaiil u dooratay qaxootiga wadanka Afgaanistaan ayaa waxa waxaa ay la xiriirtay in ay ahaayeen dad nolol adag ay ku heysatay gudaha Iiran oo haddii la siiyo boqol doollar wax walba u sameynayay sirdoonka Irsaaiil.
Si rasmi ah looma oga xogtan in ay tahay mid saxan madaama ay baahiyeen saraakiil hore oo ka shaqeyn jiray hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da.







