Israa’iil oo war ka soo saartay duqaymihii ugu dembeeyey ee ay ka fuliyeen Iiraan

0
9

Axad 29 March 2026 {HMC}  Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegtay inay dhameystireen duqeyn kale oo ka dhan ah Tehran, iyadoo la beegsanayo xarumaha ku meel gaarka ah ee amar-bixinta iyo goobaha wax-soo-saarka hubka.

Sida ay IDF sheegtay, in xukuumadda Iiraan ay qaar ka mid ah xarumaha amar-bixinta u guurisay unugyo guurguura ka dib markii goobihii hore la weeraray. Qaar badan oo ka mid ah unugyadan ayaa hadda la burburiyey, sida ay sheegtay.

Waxay sidoo kale sheegtay in taliyeyaasha ka howlgalayay xarumaha dhexe la bartilmaameedsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here