Jubbaland oo Sheegtay in aay ka Baxday Xubinimadii Doowladda Soomaalia

0
119

Khamiis,, 28,Nov 2024 (HMC) –  Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo laga soo saaray War-Saxaafadeed ku saabsan Xaalada murugsan ee dalka.

 

Hoos Ka Aqriso War Saxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here