spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweynaha Israiil Isaac Herzog, ayaa toddobaadka soo socda booqasho hal maalin ah...

Madaxweynaha Israiil Isaac Herzog, ayaa toddobaadka soo socda booqasho hal maalin ah ku tagi doona dalka Itoobiya.

0
12

Khamiis 19 Feb 2026 {HMC} Sarkaalka ayaa sheegay in Herzog uu la kulmi doono madaxda ugu sarreysa Itoobiya, taas oo qayb ka ah dadaallada ay Israaiil ku doonayso in ay xiriir dhaw la sameyso Madaxda qaaradda Afrika. Sida uu baahiyay The Times of Israiil

Dhinaca kale Booqashadan ayaa ku soo aadaysa xilli maalin ka hor uu Booqasho ku tagay Itoobiya Madaxweynaha Turkiga, halkaas oo uu si adag uga cambaareeyay faragilinta Israiil ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here