Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa sheegay in Suuriya iyo Israa|l ay ku jiraan wada-hadallo?

0
23

Isniin 25 August 2025 {HMC}Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac ayaa sheegay in Suuriya iyo Israa|l ay ku jiraan wada-hadallo horumar laga sameeyay oo ku saabsan heshiis amni oo suurtagal ah, kaas oo ku salaysan heshiiskii lagu joojiyay dagaalkii 1974.
Wasiirka arrimaha dibadda Suuriya ayaa sidoo kale toddobaadkii hore magaalada Paris kula kulmay mas’uuliyiin Israa|l ah, kulan uu Mareykanku dhex dhexaadinayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here