spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweynaha Venezuela oo maalin ka hor ay ciidanka Mareykanka ka soo afduubteen...

Madaxweynaha Venezuela oo maalin ka hor ay ciidanka Mareykanka ka soo afduubteen ayaa la horgeynaya maxkamad.

0
22

Isniin 06 Jan 2026 {HMC} Madaxweynaha Venezuela , Nicolas Maduro oo maalin ka hor ay ciidanka Mareykanka ka soo afduubeen caasimadda Venezuela ee Caracas ayaa maanta isaga iyo xaaskiisa waxaa la horgeynaya maxkamadda , iyadoo muuqaal la baahiyay ay ka muuqanayeen ciidan badan oo ilaalinaya , kuwaasoo diyaarad qumaatiga u kacda maxkamadda ku geynaya.

Maduro iyo xaaskiisa maanta ayay maxkamadda ka jeedinayaan hadallada ay isaga difaacayaan eedeymaha lagu soo oogay , hase yeeshee waxay maxkamadeyntooda qaadan doontaa ugu yaraan hal sanno, ka hor inta aan dacwadda la horgeyn guddi xeerbeegti ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here