spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Cirro oo soo dhoweeyey Go’aan uu soo jeediyay Saciid Deni.

Madaxweyne Cirro oo soo dhoweeyey Go’aan uu soo jeediyay Saciid Deni.

0
163

Khamiis 6, Feb 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro, ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ku saabsan xal ka gaarista colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Madaxweyne Cirro ayaa sidoo kale sheegay in xiisadda gobolka Sool ay marayso waddo nabadeed.

Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo lagu sheegay in madaxweynihii hore, Muuse Biixi Cabdi, laga qaaday ilaaladii amnigiisa sugaysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here