spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Macron:”Hogaamiyeyaasha Afrika ‘waxay illoobeen inay u mahadceliyaan Faransiiska”

Madaxweyne Macron:”Hogaamiyeyaasha Afrika ‘waxay illoobeen inay u mahadceliyaan Faransiiska”

0
126

Talaado 7, Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalalka Afrika ay ” illoobeen” inay u mahadceliyaan Faransiiska sida uu dalalkooda uga badbaadiyay inay maamulaan kooxaha hubeysan.

“Waxaan u maleynayaa inay illoobeen inay noo mahadceliyaan, laakiin waa caadi, waxay imaan doontaa waqtigeeda,” Macron ayaa yiri sidaa.

Midkoodna ma yeelan lahaayeen dowlad madax-bannaan haddii uusan Faransiisku ciidankooda u soo dirin gobolkan,” ayuu hadalkiisa ku daray hoggaamiyaha Faransiisku.

Faallooyinkiisa ayuu ku sheegay kulan sanadle ah oo ka dhacay magaalada Paris oo ay isugu yimaadeen safiirada Faransiiska, waxaana diirada lagu saaray siyaasada arrimaha dibadda ee Faransiiska ee sanadkan 2025-ka.

XIGASHO BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here