Madaxweyne Maduro oo milatariga Colombia ka codsaday in ay taageerraan haddii Mareykanka uu soo weerarro Dalkiisa.

0
6

Khamiis, 18 Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Dalka Venezuela, Nicolas Maduro ayaa milatariga Colombia ka codsaday inay taageerraan haddii Mareykanka uu soo weerarro Venezuela.

Nicolas Maduro isagoo sheegay faragelinta shisheeye in looga hortagi karo midnimada dalalka gobolka.

Wuxuu intaa ku daray ; “ Waxaan baaqayga u dirayaa shacabka Colombia, dhaqdhaqaaqyadooda bulsho, iyo ciidamada Colombia, oo aan si wanaagsan u aqaan— wuxuu baaqayga la xiriira midnimo buuxda oo ay la yeeshaan Venezuela, si aanay cidna ugu dhiirran in ay taabtaan madax-bannaanida dalalkeenna.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here