spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha Mustaqbalka oo maanta ku kulmaayo Madaxtooyada Qaranka...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha Mustaqbalka oo maanta ku kulmaayo Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia.

0
3

Khamiis 19 Feb 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabili doona xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kuwaas oo ay ku jiraan Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe.

Shirka oo si rasmi ah uga furmaya 11:00 subaxnimo gudaha Villa Soomaaliya, ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha doorashooyinka dalka, iyo sidoo kale xallinta qodobada khilaafka ee weli ka taagan dhinacyada siyaasadda.

Maxaa ka soo bixi kara.?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here