Maleteriga Suudaan oo dib u habeyn lagu sameynaayo istaraatijiyadooda dagaalka.

0
19

Talaado, 28, Oct 2025 {HMC} Hoggaamiyaha milatariga Suudaan, Cabdifatax Burhaan ayaa ku dhawaaqay inay dib u habeyn ku sameynayaan istaraatijiyadooda dagaalka si ay dib ugu qabsadaan magaalada istaraatijiga ah ee AlFaashir, oo ay la wareegeen RSF, halkaa oo uu ka socdo xasuuq lagula kacayo beelaha iyo shaqsiyaadka taageerray milatariga muddada ay gacanta ku hayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here