Mareykanka oo tababar usoo xiray dufcad ka tirsan Ciidanka Danab

0
72

Isniin 15 April , 2024 {HMC} Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo soo xiray tababar.

Munaasabad lagu qabtay Balidoogle, oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamad Xoogga, ayaa waxaa askartaasi loogu sheegay in ay u diyaar garoobaan ka qeyb-qaadashada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here