spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Maryan Qaasin oo ku guuleysatay guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Maryan Qaasin oo ku guuleysatay guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

0
11

Arbaco 4 Feb 2026 {HMC} War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Dr. Maryan Qaasin Axmed loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Tirada codadka guud ee la dhiibtay ayaa ahaa 9 xubnood oo codeeyay. Waxaa ay Maryam heshay codad dhan shan cod.

Cumar Cabdalle Calasoow oo isna la tartamayay ayaa waxaa uu helay afar cod.

Sidaas awgeed ayay Maryan ugu guuleystay guddoonka guddoonka Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

“Waa howl culus oo la ii saarayaxaan, waxaan Ilaahay ka codsanayaa inuu ii fududeeyo xilkan culus”, ayay tiri Maryan

“Xataa ma garanayo dadka ii codeeyay oo wax olole ah ma seyn”, ayay intaas raacisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here