spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Masar oo 100 milyan oo dollar ku maalgalineyso biyo xidheenka Kenya ee...

Masar oo 100 milyan oo dollar ku maalgalineyso biyo xidheenka Kenya ee Koru.

0
35

Arbaco 18 Feb 2026 {HMC} Dowladda Masar ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqday iney 100 milyan oo dollar ku maalgalineyso biyo xidheenka wadanka Kenya ee Koru.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Masar ayaa intii lagu guda jirey wahadaladii Nairobi, waxa uu ku baaqay in iskaashi balaadhan ay yeeshaan dalalka uu maro wabiga niil, si looga wada faa’iideysto loogana soo horjeesto in lagu dhaqaaqo talaabooyin kelitalis ah oo hal dhinac ah.

Masar waxay ku tiirsan tahay biyaha wabiga niil, waxayna biyo xidheenka wayn ee Itoobiya u aragtaa khatar ammni halka ay Qaahira ka maalgalineyso biyo xidheenka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here