Maxay tahay sababta ay muhaajiriin badan ugu qul-qulayaan

0
77

Khamiis-21- March-2024 {HMC} Mushkiladda muhaajiriinta ee ka taagan magaalada New York, oo soo bilaabatay ku

dhawaad labo sano kahor kaddib marki ay aad ugu qulquleen muhaajiriin ka yimid

Venezuela iyo dalal kale oo ku yaalla Latin America, ayaa hadda kasii dartay, ka gadaal

marki ay saddex jibaarantay tirada dadka muhaajiriinta ah ee ka imaanaya wadamada

Galbeedka Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here