spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Maxeey ka wada Hadleen Madaxweynaha Masar iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga,?

Maxeey ka wada Hadleen Madaxweynaha Masar iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga,?

0
12

Isniin 06 Jan 2026 {HMC} Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Siisi ayaa maanta qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Amiir Faysal bin Farxaan,iyadoo kulanka marka uu dhammaaday warsaxaafadeed ay sii deysay madaxtooyadda Masar lagu sheegay in Sacuudiga iyo Masar ay si wadajir ah u adkeynayaan midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, Yemen iyo Suudaan.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ku heshiisyay in la billaabo iskaashi milatari, sirdoon iyo diblomaasiyada oo la sheegay in lagu wajahayo khataraha laga filayo Qasa iyo Geeska Afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here