spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Maxeey ka wada hadleen Safiirka Turkiga iyo Wasiirka Difaaca Soomaaliya?

Maxeey ka wada hadleen Safiirka Turkiga iyo Wasiirka Difaaca Soomaaliya?

0
16

Arbaco 7 Juun 2026 {HMC} Wasiirka Difaaca Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho Alper Aktaş ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan kor u qaadista xiriirka labada dal intii uu socday booqashadii uu wasiirku ku tagay Safaaradda Turkiga.

Labada mas’uul ayaa “si qoto dheer uga wada hadlay arrimaha muhiimka u ah xiriirkeenna labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo difaaca,” ayay safaaraddu ku tiri war-saxaafadeed ay soo saartay Arbacadii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here