Maxey ka wada hadleen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Uganda.?

0
72

Khamiis 22, Aug 2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle, iyo saraakiil kale ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Dalka Uganda Sareeye Guud Kayanja Muhanga oo ay wehliyeen Saraakiil ka tirsan Howlgalka Ciidanka ATMIS.

Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wada hadlay in la kordhiyo howlgallada wadajirka ah ee lagu ciribtiraayo kooxaha Al shabaab , dhanka kale Taliyaha Ciidanka Dhulka Uganda ayaa sheegay in diyaar u yihiin garab istaaga iyo Taageerada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here