spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Milatariga Suudaan oo Maanta ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Kooxda...

Milatariga Suudaan oo Maanta ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Kooxda RSF.

0
18

Jimco, 14, Nov 2025 {HMC} Hoggaamiyaha milatariga Dowladda Suudaan, Cabdifatax Burhaan ayaa maanta ku dhawaaqay inuu milatariga billaabayo duullaan ay dib ugu qabsanayaan galbeedka gobolka Darfur.

Go aankan ay maanta gaareen hogaanka Meleteriga dalka Suudaan ayaa yimid si meesha looga saaro xasuuqa iyo gumeysiga ay ka geysanayaan geysaneyso kooxda RSF.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here