Muxuu yahay Heshiiska ay wada Galeen Pakistan Iyo saudi arabia?

0
34

Khamiis 18 Sep 2025 {HMC} Weerarkii Dooxa ayaa beddeley wejiga Bariga-dhexe; Sucuudi Careebiya oo ka hor-tegeysa Israa|l waxa ay qalinka ku duugtay heshiis difaac oo ay wada-galeen dalka Nukliyeerka leh ee Pakistan, kaasi oo dhigaya in is wada difaacaan.

Sacuudiga ayaa hab maamus sare ku soo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha Pakistan , Shahbaz Sharif oo booqasho ku tagay Sacuudiga, waxaana markii ay diyaaradiisa hawada Sacuudiga soo gashay ku soo dhaweeyay diyaaradaha dagaalka ee Sacuudiga , tallaabadan oo ciidanka cirka boqortooyadda ay ku sheegay ficil sharaf iyo ixtiraam ah, xilli la filayo in la ballaariyo iskaashiga difaac ee labada dal ay ku jiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here