Arbaco 13 March, 2024 {HMC} Amou Haji, oo loo yaqaanay “Ninka Aduunka Ugu Wasakhda Badan aduunka ayaa maanta geeriyooday isagoo dadiisa ay tahay 94 jir ah sida ay Warbaahinta u sheegeen ehelkiisa.
Ninkan loo aqoon saday ninka ugu wasaqda badan Caalamka ayaa ku noolaa jiray Wadanka Iran, wuxuu ka fogaaday inuu qubeysto in ka badan 60 sano. Si la yaab leh, qubeyskiisii ugu horreeyay muddo tobanaan sano ah ayaa loo sameeyey markii la aasayey.



