NISA oo Soo Bandhigtay 3 nin oo ku eedeeysan AS.

0
112

Axad 20 -Octo-2024 {HMC} Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku dhigtay Saddex dhagar-qabe oo ka tirsan Al-shabaab

Raggan ayaa lagu eedeeyey iney ku howlanaa falal ka soo horjeeda amniga Caasimada sida ku xusan war-saxaafadeed ka soo baxay NISA oo u qornaa sidatan hoose:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here