Pakistan oo dhammeystirtay soo saarista madaafiic 122mm oo awood u leh in ay burburiyaan goobaha sida adag loo dhisay.

0
29

Sabti, 20,Sep 2025 {HMC} Dowladda Pakistan, ayaa shaacisay inay dhammeystirtay soo saarista madaafiic 122mm oo awood u leh inay burburiyaan xeryaha milatariga iyo goobaha difaaca ee sida adag loo dhisay (bunkers)

 

madaafiicdan ay adeegsanayaan ciidanka dhulka oo lagu xiray gaadiid fudud , inay leeyihiin awood ay ku burburin karaan goobaha difaaca , iyagoo laga hagayo masaafo 6 km ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here