spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Puntland: Shacabka oo lagu boorriyay la dagaallanka Daacish

Puntland: Shacabka oo lagu boorriyay la dagaallanka Daacish

0
86

Khamiis 9,Jan 2025 {HMC}  Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa dadka ku nool gobolka Karkaar ee Puntland ku boorriyay in ay door ka ciyaaraan, dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish.

Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan ay Puntland weerartay fariismaha Daacish ee dhulka buuraleyda gobolka Bari. Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here