Axad 14 April , 2024 {HMC} Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah yeelan doona 4-ta galabnimo ee Axadda maanta saacadda Magalada New York.
Kulanka ayaa la qorsheeyay wax yar ka dib codsi ka yimid ergeyga Qaramada Midoobay ee Israa’iil oo ku saabsan kulan degdeg ah oo la xiriira weerarka ay Iran ku qaaday Israa’iil.
Fiiro gaar ah.
Iran, si cad mid ka mid arrimaha la fahmi karo ee ka hor weerarka ay qaaday ay sii xisaabisay, waxaa ka mid ah inay tan dhici karto, waxayna ku qasban tahay si aan miiska loogu ciqaabin xulafadeeda Ruushka iyo Shiinaha inaysan aamusin.



