Talaado 25, Nov 2025 {HMC} 25 kun oo askari ayeey iska dileen Ruushka iyo Ukraine sida uu sheegay Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donal Trump oo ku howlan dhax dhaxaadinta labada dhinac.
Madaxweyne Trump, ayaa sheegay in lagu dhowyahay heshiis laga gaaro colaada u dhaxeeyso Ukraine iyo Ruushka.
Waxa uu intaa ku daray Madaxweyne Trump in bishii u dambeysay labada dhinac ay ka dhinteen askar gaareeyso 25 kun oo askari.



