spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ruushka oo billaabay inuu qoysaska diblomaasiyiintiisa ka saaro Venezuela.

Ruushka oo billaabay inuu qoysaska diblomaasiyiintiisa ka saaro Venezuela.

0
19

Isniin 22 Dec 2025 {HMC} Dowladda Ruushka ayaa billaabay inuu qoysaska diblomaasiyiintiisa ka saaro dalka Venezuela.

Xukuumada Moscow ayaa qiimeyneyso xaaladda si isa soo taraysa oo loo arko mid aad u xun, xilli Trump uu maalin ka hor sheegay inay suragal tahay Mareykanka duullaan toos ah inuu ku qaado, sida ay werisey wakaaladda wararka ee AP.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here