spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ruushka oo maraakiibta quusta ee gujiska oo xambaara nukliyeerka geeyay Meel u...

Ruushka oo maraakiibta quusta ee gujiska oo xambaara nukliyeerka geeyay Meel u dhow xeebaha Ingiriiska.

0
32

Sabti 24, Oct 2025 {HMC} Dowladda Ruushka ayaa maraakiibta quusta ee gujiska oo qaarkood xambaara nukliyeerka wuxuu geeyay goobo ku dhow xeebaha Ingiriiska , taa oo ka yaabisay Ingiriiska oo ah taageerraha ugu weyn ee Ukraine , mar kastana ku adkeysta sii socoshada dagaalka.

Wasiirka difaaca Wadanka Ingiriiska , John Healey ayaa sheegay inay ku jiraan marxalad aysan aamusi karin , isagoo digniin u diray madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, wuxuuna yiri ; “ Waad na tijaabinaysa balse waad na arki doontaa, waxaan u gaarsan doonaa maraakiibtaada.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here