spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ruushka oo soo bandhigay robot-yo hubeysan oo ka qeyb galaayo Dagalada.

Ruushka oo soo bandhigay robot-yo hubeysan oo ka qeyb galaayo Dagalada.

0
24

Jimco, 14, Nov 2025 (HMC) Dowladda Ruushka ayaa markii u horreysay soo bandhigay robot-yo hubeysan oo loo diyaarinayo inay dagaallada ka qeybgalaan.

Arrintan uu sameeyay ruushka ayaa markiiba walaac xoogan laga muujiyay, xili uu dagaal kula jiro Dalka yugreen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here