spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS RW Xamse oo gaaray Hotel Airport oo ay daganyihiin Axmed Madoobe iyo...

RW Xamse oo gaaray Hotel Airport oo ay daganyihiin Axmed Madoobe iyo Saciid Dani.

0
140

Jimco 13 Feb 2026 {HMC} Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray Airport Hotel oo ay daganyihiin Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.

Ra’iiaulwasaare Xamse ayaa hadda kulan gaar ah kula jira Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Waxaana aad loo xadiday in wax muuqaal ama sawir ah laga qaado kulanka Ra’iisulwasaare Xamse iyo Madaxweyne Axmed Madoobe kadib soo jeedin ka timid Hab maamuuska Madaxweynaha Jubbaland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in masuuliyiin la socday Ra’iisulwasaare Xamse aysan suuragal u noqon inay ka qeybgalaan kulanka sababo illaa iyo hadda aan la ogeyn.
Kulanka Axmed Madoobe kadib Deni ayuu la kulmi doona Ra’iisulwasaare Xamse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here